Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Sheegay in ay Jirto Malaayiin Dollar oo La Lunsaday Miisaaniaddii 2016,kii iyo Sababaha ay Meelo Gaar ah u Beegsadeen

0
467

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dabagalka Hantida Qaranka iyo la-dagaallanka Musuqmaasuqa Golaha Wakiillada Somaliland,ayaa sheegay in ay jirtougu yaraan 11 Milyan ooDollar oo la lunsaday miisaaniyaddii 2016-kii. ee qaranka.

Waxaa kale oo u sheegay in baadhitaanka ay ku sameeyeen miisaaniyaddii 2016-ki. in uu yahay baadhitaankii ugu horreeyay ee noociisa ah isla markaana aanay hore ugu samaynin miisaaniyad sannadeedyadii hore.

Waxaa kale oo uu eedeeyay hantidhawrihii hore oo uu sheegay in aanu diyaar u ahayn in uu gudiga la shaqeeyo.

waxaanu iska difaacay in baadhitaanka ay wadaan in aanu cid gaar ah ku socon,haddaba halkan hoose ka daawo waraysi lagula yeeshay barnaamijka HAL-Adayg ee ka baxa HCTV.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here