Daawo: Dood Adag oo BBC-du Maanta ku Faaqiday DDSI Iyo Madaxweynihii Is-casilay Xaaladdiisa

0
449

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC-da ayaa dooddii Jimcaha ee maanta si weyn ugu faaqiday xaaladaha ka soo kordhay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo wuxuu ku dambayn doono Madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee is casilay.

Doodda Jimcaha ee maanta waxaa kale oo lagaga hadlay siday ku soo bilaabmeen dawlad deegaanada dawladda federaalka Itoobiya iyo wuxuu ku dambayn doono qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhacay kililka shanaad.

haddaba halkan hoose ka daawo dooddaas oo ah mid kulul oo aad u xiiso badan.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here