Wasiir Sacad oo ka Hadlay Xaaladda Jigjiga iyo Mawqifka Xukuumadda Somaliland

0
371

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland Sacad Cali Shire,ayaa ka hadlay xaaladda kasoo koridhay Itoobiya,gaar ahaan ta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo xarunta dawlad deegaankaas ee Jigjiga oo qalalaase siyaasadeed ka taagnaa illaa shalay

Haddaba wasiir Sacad oo arrimahaa ka hadlaya halkan hoose ka daawo.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here