Hargeysa (Xogsoor Media.Net):- Maxkamadda dhex-dhexaadinta caalamiga ah ee London ee dalka Ingiriiska, ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai World ee dalka isku taga Imaraadka carabta.
Maxkamaddan ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada dhinac ee ay dawladda Jabuuti ka baxday lix bilood ka hor.
Maareeyaha Dekadaha Jabuuti Abubakar Cumar Xaddi ayaa go’aankan ku gacansaydhay.
HALKAN HOOSE KA DAAWO FAAH-FAAHINTA WARKAN.
Xogsoor Media.Net