Ceel-afweyn(Xogsoor Media.Net):- Shirkii nabadaynta Ceel-afweyn ee ay ku hawlanayd ergada madaxdhaqameedka iyo Culimada isugu jiray,ayaa maanta ka so saaray qodobada laga soo saaray.
Waxaa kale oo ka hadlay culimada iyo madaxdhaqameedka oo aad ugu dheeraaday sida loogu baahan yahay in la fuliyo.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.