Daawo:Xukuumadda’Xisbiyadda Mucaaradka Iyo Salaadiinta Oo Dardaaran Ku Gunaanaday Nabadayntii Ceel-Afwayn

0
421

Ceel-afweyn(Xogsoor Media.Net):- Xukuumassa Somaliland’xisbiyada Mucaaridka’culimada iyo madaxdhaqmeedka Somaliland ee ku sugnaa degmada Ceel-afweyn ee ka qayb galay ku dhawaaqidda  go’aamadii nabadaynta labada beelood,ayaa waxaa ka hadlay oo dar daaran cad kaga yimi beelaha nabadaynta lagu soo afjaray xiisaddii colaadeed ee dhimashada badan sababtay mudadana soo taagnayd.

Xukuumadda Somaliland oo uu u hadlay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyoxubno wasiirro ah,labada xisbimucaarid oo ay u hadleen labada guddoomiye iyo culimadii iyo madaxdhaqameedkii Somaliland ee nabadaynta Ceel-afweyn u joogay deegaankaas.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here