Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay wefti ka socday qaramada midoobay iyo igad

0
487

Hargaysa (XogsoorMedia.net)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane.Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta xafiis kiisa ku qaabilay wefti ka socday  qaramada midoobay iyo  urur gobaldeedka Igad oo shalay socdaal ku yimid dalka.

Madaxweynaha iyo iyo weftigan ka socday qaramada midoobay ayaa waxa ay ka wadahadleen xaalada Tukaraq ee u dhaxaysa ciidamada   Somaliland iyo maamulka Putland ee Soomaaliya  isku horfadhiyaan

Halkan Ka Daawo warkaas oo Dhamaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here