Wasiirka Caddaaladda iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Dalka Jabuuti

0
434

Jabuuti(Xogsoor Media.Net):-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Farriid iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa gaadhay  dalka Jabuuti.

Weftiga wasiirka ayaa waxaa socdaalka ku weheliya taliyaha ciidanka asluubta Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Cismaan Ibraahin Xudhuun iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta khayraadka Biyaha,ayaa socdaal shaqo ku tegay oo ay uga bilaabantay dalka Jabuuti.

Waxaana  la filayaa mudada weftiga wasiirka caddaaladdu hoggaamiyanaa ay ku sugan yihiin dalka Jabuuti in ay kulamo la yeeshaan madax sare oo dalka Jabuuti ah iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaas.

Haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan kaga bogo

Xogsoor media.net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here