“Hadday Run Tahay oo Muuse Biixi Ku Talo Galay In uu Faysal Cali Waraabe Xidho Waanu Garanaynaa Balaynkeeda Haddii ay …..”Xoghayaha Gobolada iyo Degmooyinka UCID
Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID,ayaa ka hadlay warar sheegayay in guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe in la xidhayo marka uu dalka yimaaddo.
Xoghayaha gobolada iyodegmooyinka Xisbiga UCID Cabdiqani Ibraahin Salef,ayaa sheegay in hadalkaa ay maalmihii u dambeeyay ay maq maqlayeen isla markaana ay eegi doonaan siday wax uga jiraan.
Waxaa kale oo uu sheegay guddoomiyaha UCID in uu yahay nin kaga saamayn badan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi dalka.
Waxaa kale oo uu xoghayuhu dhaliilay siyaasadda arrimaha dibedda ee xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.
Xogsoor media.net
Hargeisa Somaliland