Guuddomiye Faysal iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya

0
511

Biljam(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyoMadaxweynaha Soomaaliya,ayaa kulan ku wada yeeshay dalka Biljam.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe,ayaa sheegay in ay Madaxweynaha Soomaaliya ka wada hadleen arrimo badan oo quseeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Haddaba halkan ka daawo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here