Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Isbedelka Itoobiya iyo Shirka Brussles

0
530

Hargeysa(Xogsoor Media,Net):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde,ayaa si adag  uga hadlay heshiiska DP-WORLD iyo Itoobiya ee Dekeda Berbera,shirka Soomaaliya loogu qabtay dalkaBiljamka iyo Isbedelka Itooboya.

Xildhibaan Jirde oo ka hadlayay dood adag oo maanta xildhibaanadagolaha wakiiladda Somaliland ka yeesheen halkadalku marayo iyo isbedelada ka soo kordhay dalka Itoobiya,ayaa sheegay in isbedelka Itoobiya yeelan karo wajiyo kale oo wax ka bedela xidhiidhkii Somaliland iyoItoobiya ka dhexeeyay.

Waxaa kale oo uu ka hadlay wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya iyoshirka Brussles loogu qabtay Soomaaliya iyo beesha caalamka oo uu sheegay in ay ku jiraan qodobo lid ku ah Somaliland

Haddaba halkan hoose ka daawo

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hageisa Ofice

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here