Burco(Xogsoor Media.Net):- Wax-garad iyo xildhinaano ka tirsan golaha deegaanka degmada Burco ee gobolka Togdheer,ayaa taageeray shirka nabadaynta Ceel-afweyn.
Waxaanay ku bogaadieen ergada nabadaynta u joogta halkaas ee culimadaiyo madaxdhaqameedka ah hawlaha ay gacanta ku hayaan,waxaanay labada beelood ee walaalaha ah u soo jeediyeen in ay wax kasta ka horraysiiyaan soo celinta walaalnimadii iyo wada dhalashada iyo isku tiirsanaantii ay ku soo nabad iyo caano maaleen.
haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan hoose ka daawo
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Ofice