Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo Sheegay in Aan Qiimaha Sarrifka Dollarka La Xakamyn Karin

0
510

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahin Axmed,ayaa sheegay in aan la xakamayn karin qiimaha sarrifka Dollarka.

Waxaa kale oo uu ka hadlay wada shaqaynta  baanka dhexe iyo   baananka gaarka loo leeyahay iyosida loogu baahan yahay in dalku baanan kale yeesho.

Waxaanu sidaa kaga hadlay barnaamijka dhab ka hadal ee ka baxa TV Qaranka ee Dawladda

Haddaba halkan hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here