Ergada Nabadaynta Beelaha Ceel-afweyn oo Qodobo ka Soo Saaray

0
460

Ceel-afweyn(Xogsoor Media.Net):- Ergada nabadaynta u joogta degmada Ceel-afweyn ee uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland,ayaa soo saaray qodobo lagu hawl gelayo inta la wado wada hadalka iyo nabadaynta labada beelood.

Qodobada laga soo saaray maanta Ceel-afweyn oo uu shaaciyay Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland halkan hoose kaga bogo iyagoo muuqaal ah.

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here