Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Gaadiidkaiyo horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor,ayaa maanta si rasmiah u furay xafiis muhiim ah oo mudadii ay Somaliland jirtay ee ay lasoo noqotay xoriyadeeda oo dhan xidhnaa dinu furay.
Xafiiskan oo ah xafiiska Hawlaha Maraakiibta ayuu wasiirku maanta si rasmi ah u furay isla markaana uu ka hadlay hawlaha uu qaban doono.
Waxaana munaasibaddii xafiiskan lagu furayay ka qayb galay wasiirada deegaanka Shugri Xaaji Baandare iyo Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta Jidadka
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland