Hargaysa (Xogsoor Media.Net):- Prof Axmed Ismaciil Samatar,ayaa farriin u diray madaxdamaamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland kuna adkeeyay in tartanka Somaliland iyoPuntland u dheexa in aanu noqon dagaaliyo xabad.
waxaanu ku boorriyay in ay Somaliland kula tartamaan dhanka horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo wax u qabadka bulshada.
Waxaanu sidaa ka sheegay Prof: Samatar mar uu maanta ka hadlayay jiidda hore ee ciidanka qaranka oo uu socdaalku tegay.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.