Ceel-afweyn(Xogsoor Media.Net):- Ergadii ugu horraysay ee nabadaynta colaadda labada beelood ee walaalaha ah ku dhex martay deegaanka degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag,ayaa waxaa halkaa gaadhay ergadii ugu horraysay oo ka kooban culimada ugu caansan Somaliland oo uu kamid yahay Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir iyo madaxdhaqameed ka kicitimay Hargeysa.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.