Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xukuumadda Somaliland,ayaa ku dhawaaqday isal markaana shaacisay tirada iyo magacyada Hay’addo Somaliland ka hawl gala oo shaqadii laga joojiyay.
War-qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta qaranka oo uu ku saxeexan yahay wasiir ku-xigeenka wasaaraddaas Eng Xuseen Ibraahin Buuni,ayaa lagu sheegay in ha’yaddahaas shaqada laga joojiyay isla markaana aanay dalka kahawl gelikarin illaa amar dambe.
War-saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska wasiir ku-xigeenka ayaa u dhignaa sidan.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland