Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka wsaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal,ayaa ka war bixiyay ujeedada shir uu dalka dibeddiisa kaga qayb galay.
Waxaa kale oo uu ka hadlay shir uu sheegay in dhawaan lagu qaban doono dalka Imaaraadka Carabta oo Somaliland ka qayn gelayso oo ah shir caalamiya oo maal gashi.
Haddaba warkaas oo faah-faahsan halkan hoose ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland