Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ak qayb galay shirkii beeshiisu ku qabsatay buurta Gaacan libaax,ayaa ka hadlay sababta shirka beelaha Garxajis loogu soo casuumi waayay beelaha qaar.
Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran