Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guud ahaan Somaliland ayaa hakad la geliyay baraha bulshada saacadaha uu socdo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8-aad ee dugsiga dhexe iyo 4-aad ee dugsiga sare.
Wasiirada wasaaradaha isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada iyo Waxbarashada iyo Sayniska Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi iyo Prof: Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon),ayaa ka hadlay sababta loo hakiyay baraha bulshada saacadaha Imtixaanku socdo iyo ujeedada laga leehay.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.