Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye(Farriid),ayaa ka hadlay dhacdadii ugu yaabka badnayd ee uu la kulmay mudadii uu hayay xilka wasiirka wasaaradda caddaaladda Somaliland.
Waxaa kale oo uu ka hadlay hannaanka garsoorka Somaliland oo uu sheegay in uu marayo halkii ugu wanaagsanayd.
Waxaa kale oo uu sheegay in ay dawooyin gaadhsiinayaan xabsiyada dalka oo dhan iyo in ay samaynayaan jeelal u gaar ah carruurta.
Haddaba halkan ka daawo warkaas oo muuqaal ah.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland