Garowe(Xogsoor Media.Net):- Mid ka mid ah laba Sarkaal oo uu maanta xilalkii ay a hayeen Maamul goboleedka Puntland uu ka qaaday Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas,ayaa ka hadlay siduu u arko xilka qaadista lagu sameeyay isla markaana faah faahin ka bixiyay shaqadii uu soo qabtay intii uu xilkaa hayay.
Madaxda laamaha ammaanka ee uu xilkaka qaaday ayaa kala ah.
1.Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PIA ka qaaday Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo).
2. Wuxuu Xilkii Agaasimaha Guud ee Hay’ada PSS ka qaaday Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle)
Haddaba labada taliye ee shaqada laga fadhiisiyay mid ka mid ah oo uwarramay VOA Somali,ayaa sheegay in hay’addiisu duruufo adag ku shaqaynaysay isla markaana sidii ugu wanaagsanayd ay u shaqeeyeen.
Halkanhoose ka dhegayso waraysiga
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Hargeisa Somaliland