Cammuud iyo UCID oo Isu Muuqday iyo Guddoomiye ku-xigeenka Xisbigaas oo Jaamacaddu Eriday

0
423

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Jaamacadda Cammuud iyo Xisbiga UCID,ayaa isu muuqday isla markaana  is ficishigoodu uu sababay in jaamacadda Cammuuday eriday Guddoomiye ku-xigeenka  xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cabdinaasir Buuni oo ka mid ahaa ardayda Jaamacadda Cammuud isla markaana ku jiray kulliyadda shareecada Islaamka ee Jaamacadda.

Guddoomiye ku-xigeenka oo waraysi gaar ah siiyay Hadhwanaagnews,ayaa dhaliilou jeediyay maamulka Jaamacadda Cammuud oo uu sheegay in guddoomiye Prof: Saleebaan Jaamacadda u bedelay mid beel gaar ah iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI   u gacan gashay.

Haddaba halkan hoose ka daawoGuddoomiye Ku-xgeenka UCID oo arrintaa ka hadlaya.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here