Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Waan Waan ay Beesha Caalamku ka waddo Dagaalkii Tukeraq iyo Is-bedelada Itoobiya

0
393

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xukuumadda Somaliland,ayaa ka hadashay waan waan ay beeshacaalamku ka waddo dagaalkaTukeraq iyo isbedelada ka socda dalkaItoobiya ee uu qaadday Raysal-wasaaraha dalkaasi Aby Axmed.

Wasiirka Arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr Sacad Cali Shire oo maanta u warramay Saab TV,waxaa kale oo uu sheegay in Somaliland ay soo dhawaynayso qodobada beesha caalamku ay soo jeedisay.

 

 

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here