Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa,ayaa ka hadlay socdaal uu Hargeysa ku yimi Hargaysa iyo waxyaabaha uu ku arkay oo uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay socdaalkiisa iyo in uu ku diirsaaday waxa uu Hargeysa ku arkay oo uu tilmaamay in uu ku arkay wax aanu meel kale oodhulalka Soomaalida ah.
Waxaanu ku dheeraaday sida loogu baahan yahay in loo gurmado afka Soomaaliga oo uu sheegay in halka keliya ee uu ku hadhay ama lagaga sii hadlayo afka Hooyo oo wali lagu sii dheggan yahay in ay Hargeysa ay tahay.
Haddaba halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Hargeisa Somaliland