Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda oo Soo Xidhay Tartanka Qur’aanka Kariimka Gobolka Gabilay

0
471

Gabilay(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Wasaaradda Is-gaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil,ayaa soo xidhay tartanka Qur’aanka kariimka ee gobolka gabilay oo socday muddo dhawr cisho ah isla markaana ahaa tartankii 18-aad ee gobolka Gabilay lagu qabto.

Tartankan oo ay ka qayb galeen arday ka socotay shan degmo oo ka tirsan gobolka Gabilay madaariista diiniga ah ee ku yaalla isla markaana isugu jiray wiilal iyo gabdho,ayaa markii la soo gunaanaday waxaa ka hadlay masuuliyiin,macalimiin,waalidiin iyo wasiirka isgaadhiinta oo soo gunaanaday.

Haddaba warkaas oodhammaystiran halkan hoose ka daawo.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here