Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wariyeyaasha ruug-caddaaga ah ee ay soo wada shaqeeyeen ALLE ha u naxariistee Wariye Maxamed Aadan Xirsi(Terra) oo ku geeriyooday Cisbitaal ku yaalla London.
Wariyeyaasha ugu caansan Soomaalida oo ku kala sugan dalal kala duwan,ayaa si faah faahsan uga hadlay shaqsiyaddii Marxuum Terra waxaanay dhammaantood ALLE uga baryeen in uu u naxariisto.
Haddaba halkan ka daawo.