Daawo: Wariyeyaasha Burco oo ka Hadlay Xayiraad la Saaray Laba TV

0
480

Burco(Xogsoor Media.Net):- Wariyeyaasha ka hawl gala xarunta Burco ee gobolkaTogdheer,ayaa cambaareeyay xayiraad xukuumadda Somaliland ay  saartay labaTV oo ka hawl galayay Somaliland

Wariyeyaasha labada TV ee Burco ka hawl gelayay ayaa sheegay in cabudhinta Xukuumadda Somaliland ay labada TV kula kacday in ay tahay cabudhin lagu hayo Saxaadafadda Madaxabannaan.

Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here