Borama(Xogsoor Media.Net):- Qaramada Midoobay,ayaa kaalmo 2 Milyan iyo dheeraad Dollar ah soo gaadhsiisay Somaliland.
Lacagtaas ooloogu talogalay in lagu kaalmeeyo dadkii dhibaatadu ka soo gaadhay duufaantii Sagar ee ku dhufatay xeebaha galbeed ee Somaliland.
munaasibad lagu qabtay xarunta gobolka Awdal ee Borama oo ay ka soo qayb galeen Madaxda heer gobol iyo degmo ee Awdal iyo madax sare oo ka socotay Qaramada Midoobay,ayay Qaramada Midoobay kaga dhawaaqeen lacag ku dhaw 3 Milyan ooDollar oo lagu kaalmaynayo dadkii wax ku noqday ee ay saamaysay duunaantii Sagar.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland