Qul-ujeed(Xogsoor Media.Net):- Waxaa soo kordhaya qasaaraha kala duwan ee ay geysteen roobabkii duufaanta watay ee ku dhuftay deegaanada galbeedka Somaliland.
Waxaanu qasaaruhu isugu jiray mid nafeed mid duunyo iyo mid hantiyeed oo aad u badan,haddaba waxaa jira xoolo badan oo kulee’day deegaanka degmada Qul-ujeed ee gobolka Awdal.
Haddaba halkan ka daawo tirada duunyada ku lee’atay degmada Qul-ujeed ee gobolkaAwdal oo ay ka war bixinayaan masuuliyiin booqday
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland