Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Kulan Deg Deg ah La Yeeshay Hay’addaha Madaxa Bannaan

0
493

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu habeenimadii xalay iyo maantaba shirar deg-dega la yeeshay Hay’adaha madaxa bannaan ee ka hawlgala Somaliland.

 

Kulankaas oo la xidhiidha sidii gurmad degdeg ah sidii loola gaadhi lahaa dadka ay sameeyeen duufaanadii ku dhuftay xeebaha Somaliland oo geystay khasaare naf iyo maalba leh, waxaana kulankaasi lagu go’aamiyey in dadkaasi la gaadhsiiyo cuntooyin, bustayaal iyo adeegyo caafimaad loona gaadhsiiyio sida ugu deg degga badan

 

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here