Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah hoggaanka sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa farriin u diray Madaxweynaha Somaliland,beelaha Ceel-afweyn ku dagaalamay.
Waxaa kale oo uu ka hadlay sababta xisbiga WADDANI uu u xusay 18-ka May ee uu ugu debbaal degi waayay 15-kii May oo uu sheegay in ay tahay maalintii SYL oo uu tilmaamay in ay tahay maalin ay Soomaaliya leedahay isla markaana maalin Soomaaliya wax wadaajinaysa Somaliland in aan looga debbaal degin guud ahaan dalka Somaliland.
Waxaa kale oo uu soo jeediyay in dib loogu noqdo oo wax la iska waydiiyo colaadda beelaha walaalaha ah ee Ceel-afweyn oo uu sheegay inn 7 goor dhinac keliya uu wax ka soo noqday sababta wax soo cel celisayna ay u baahan tahay in wax la iska waydiiyo.
Haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland