Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Waxaynu ku gudo jirnaa bisha barakaysan ee Ramadaan waxaana la iinooga baahan yahay in aan kor u qaadno oo aan sii kordhino cibaadada ALLE iyo xuska RABBI.
Waxaa kale oo aynu u baahanahay in aynu ogaano waxyaabaha lainnooga baahan yahay in aynu ogaano diin ahaan ee la innooga baahan yahay in aynu ku illaalino soonka gudashadiisa.
Haddaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa su’aalo ku saabsan ramadaanka iyo jawaahahooda oo uu ka jawaabayo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ALLE miisaanka xasanaadka ha ugu daro.
dhammaanteena ha innaga dhigo kuwo ay anfacdo oo wax ku qaata.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmailcom
Hargeisa Somaliland