Daawo Muuqaal:-Wasiirka Caddaaladda Oo Kormeeray Xabsiga Mandheera Kana Daah Furay Barnaamij Madaxweynuhu Ugu Tala Galay Maxaabiista Oo Uu Gaadhsiiyey

0
423

Mandheera(Xogsoormedia.Net):- Wasiirka wasaaradda Caddaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid,ayaa maanta kormeeray xabsiga weyn ee Mandheera isla markaana waxaa uu ka daah furay barnaami loogu magac daray Maxbuus la afur Madaxweynahaaga oo ah barnaamij uu Madaxweynaha Somaliland maalgeliyay oo loogu talo galay in Maxaabiixta lagu afuriyo.

Haddaba barnaamijka la magac baxay Maxbuus la  afur Madaxweynahaaga ee laga daah furay  xabsiga weyn ee Mandheera halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here