Borama(Xogsoor Media.Net):_ Xarunta gobollka Awdal ee Boorama,ayaa si weyn looga debbaal degay maanta loogana xusay 27 guurada maalinta qaran ee la soo noqoshada qarannimada Somaliland.
Masuuliyiinta qaranka ee gobolka Awdal ee heer degmo iyo gobol iyo madax dhaqameedka gobolka Awdal,culimo awdiinka,dhallinyarada,haweenka ganacstada iyo qaybaha kala duwan ee magaalada Boorama oo aan u kala hadhin debbaal-degga munaasibadda maalinta qaran ayaa dhinaca kale baaqyo nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee u dagaalamay deegaanka Ceel-afweyn.
Haddaba munaasibadda Boorama ee naanta oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net