Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guud ahaan waxaa maanta dalka Somaliland loogadebbaal degay munaasbadda qaran ee ka soo wareegtay 27 guurada maalinta Madaxbannaaniada Somaliland ooku beegan 18-ka May loona soo qadimay 15-kaMay si looga soo horumariyo curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Haddaba halkan hoose ka daawo Hargeysa iyo sida loogu debbaal degay