Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Ganacsade Baxsane oo ka mid ah ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland,ayaa sheegay in umadda Islaamka ah looga baahan yahay in ay waxkasta ka horumariyaan diinta ALLE.
Waxaanu Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyay kutub badan oo uu diray dalkana imanaysa oo dadka looqaybin doono.
Waxaa kale oo uu ka hadlay ahmiyadda ay u leedahay wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland dhismaha qaranka iyo in ay hesho dhisme ka wacan kii hore ee ay ku jirtay.
Haddaba Ganacsade Baxsane oo ka hadlayay munaasibad lagu furayay dhismaha Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland