Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xukuumadda Somaliland,ayaa ganaax lacageed ku ridday shirkadda Shidaalka ee Red Sea iyo shirkadda gacanta ku haysa shaybaadhka Shidaalka oo lagu eedeeyay in ay Red Sea-na shidaalka keentay shirkadda Shaybaabdhkuna u fududaysay in Haamaha shidaalkaa xun lagu shubo.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Maxamed Xasan Sacad (Saajin),ayaa sheegay in baadhitaan badan oo ay sameeyeen ay ogaadeen cidda keentay shidaalkawasakhaysan iyo cidda dayacday masuuliyaddii ka saarnayd in ay ka hubiso shirkadaha shidaalka keenaya bad-qabka shidaalka ay haamaha kaydka Berbera ku shubayaan.
Haddaba halkan hoose ka daawo warkaas oo dhammaystiran
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland