Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Shirkadda Red Sea Petroleum,ayaa jawaab ka bixiyay ganaax lacageed oo Xukuumaddu ku soo rogtay.
Waxaa kale oo guddoomiyaha Shirkaddu uu sharraxaad ka bixiyay nooca shidaal ee ay dalka keeneen iyo cidda leh masuuliyadda dhibaatada ka timaadda marka lagu shubo haamaha Kaydka shidaalka ee Berbera.
Waxaa kale oo uu soo nabdhigay shahaadooyinka baadhitaan ee shidaalkaasi uu soo maray marlii ay soo iibsadeen illaa markii lagu shubay haamaha kaydka shidaalka ee Berbera.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland