Toon(Xogsoor Media.Net):- ALLE ha u naxariistee waxaa maanta Aas qaran lagu sagootiyay Marxuum Siyaasi Cali Ibraahin(Cali Sanyare) oo dhawaan ku geeriyooday dalka dibeddiisa.
Aaska Marxuumkalagu soagootiyay ayay ka qayb galeen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.
Madaxda xisbiyada qaranka,wasiirro culimo aw-diin iyo dadweyne kale oo tiro badan ayaa ka qayb galay aaska marxuumka.
Dadka ka qayb galay jinaasadda aaska Marxuum Cali Sanyare ayaa dhammaantood Marxuumka ALLE uga baryay in uu u dambi dhaafo,waxaa kale oo ay ka tacsiyeeyeen qoyskii,qaraabadii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxayba.
Haddaba halkan hoose ka daawo aaska Marxuum Cali Sanyare INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland