Xisbiga WADDANI oo Qaadacay in Wax ka Bedel Lagu Samayn Karo Xuska Munaasibadda 18 May ee Sanadkan

0
410

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa si adag u diiday ugana soo hor jeestay in wax ka bedel lagu sameeyo debaal-degga 18-ka May oo ku beegan 27 guurada ka soo wareegtay maalinta lasoo noqoshada madaxbannaanida Somaliland.

Waxaa kale oo uu Xisbiga Mucaaridka ah  ee WADDANI uu ku dhawaaqay in ka xisbi ahaan ay debbaal degi doonaan maalinta qaran ee 18-ka May gudo iyo dibedba.

Waxaa  kale oo ay sheegeen in ay sharci darro tahay in cidi wax ka bedeli karto maalinta qarannimada Somaliland

Haddaha Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI oo arrimaha aka hadlaya halkan hoose ka daawo.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here