Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay hannaanka Wada Shaqayneed ee Hay’addaha Dalka Ku Sugan ka Dhexeeya

0
520

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay hannaanka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Hay’addaha dalka ku sugan hadday kuwa  Qaramada Midoobay yihiin iyo hadday kuwa kale ee caalamiga ah yihiinba.

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Sacad Cali Shir oo maanta hor tegay guddiga arrimaha dibedda ee golaha Guurtida ayaa marki u kulankaasi soo dhammaaday waxaa uu lahadlay warbaahinta waxaanu sheegay in aanay xukuumad ahaan ogayn warna ka soo gaadhin Hay’addo dalkaku sugan oo ka baxaya Somaliland.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here