Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa soo kormeeray suuqyada waaweyn ee caasimadda Hargeysa una kuur galay xaaladda sirir bararka iyo is bedelka maceeshada ku yimi.
Waxaa kale oo uu waraystay ganacsatada yar yar ee suuqyada magaalada wax ku iibiya oo u sheegay in dawladdu cashuur ku kordhisay xilli ay sicir barar la daalaadhayacayaan.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland