“Dahabshiil Maamulka Cusub ee Baanka Dhexe Way La Shaqayn Doontaa.” Cabdirashiid Maxamed Siciid

0
443

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha shirkadda Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciiid,ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan isla markaana ay la shaqaynayaan maamulka cusub ee Baanka dhexe ee Somaliland.

Guddoomiye Cabdirashiid waxaa kale oo uu intaa ku daray in mar walba ay ka shaqaynayaan Dahabshiil ahaan wax kasta oo bulshada iyo dalkaba u dan ah.

Guddoomiye Cabdirashiid oo kaqayb galay munaasibad Guddoomiyaha iyo Agaasimaha cusub ee Baanka dhexe ay xilka kula wareegayeen waxaa kale oo uu ka hadlay muhiimadda baanka dhexe dalka u leeyahay.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here