Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bohoobay madasha wada tashiga Somaliland,ayaa dhaliil u soo jediyay Xukuumadda iyo golaha wakiiladda isla markaana sheegay in iyagoo ah kuwii la dirtay in aanay is illaalinayn isla markaana aanay waaxina waax la xisaabtami karin oo ay meesha ka baxday daacadnimadii loo dirtay.
Waxaanu si adag ugu dhaliilay golaha wakiiladda shaqada uu dalka u hayo oo uu tilmaamay in lacag Xukuumaddu u adeegsato waxaanu intaa raaciyay in dhammaan goleyaasha qaranku ay ummadda khiyaameeyeen.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo