Boqor Buur Madaw oo Dammiin Lagu Sii Daayay Kuna Gaabsaday in Aanu Dambi Gelin

0
443

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw,ayaa dammiin lagu sii daayay ka dib markii habeen hore ciidanka Boolisku xidheen isla markaana loo gudbiyay Maxkamadda oo u goysay xadhig rummaan ah oo 7 cisho ah.

Boqor Buur Madaw oo dhawaan Puntland kaga qayb galay unaasibad lagu caleemo saarayay madax-dhaqameed reer  Puntland ah,ayaa munaasibadda  uu ka qayb galay waxaa uu ka jeediyay hadal uu ku sheegay in loo baahan yahay in Somaliland iyo Puntland.

Boqor Buur-madaw oo wax laga waydiiyay xadhigiisa iyo soo dayntiisa ayaa ku gaabsaday in uu ku faraxsan yahay soo dayntiisa isla markaana ku dooday in aanu wax dambiya gelin.

Haddaba halkan ka daawo waraysi kooban oo uu Axmed Siciid Cige  ka diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here