Guddoomiye Sharma’arke oo Farriin u Diray Shaqaalaha Dawladda Somaliland

0
328

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland  Sharma’arke Axmed Muxumed Geelle,ayaa farriin u diray shaqaale waynaha Somaliland isla markaana ku war galiyay mar kasta oo ay cabasho qabaan ama ay wax tabanayaan in ay mamnuuc ka tahay in ay warbaahinta ka hadlaan oo ay cabashadooda war ka dhigaan  dadka wada gaasha.

Waxaa kale oo uu sheegay in ay iyana mamnuuc tahay in masuuliyiintu shaqaalaha ay madaxda u yihiin in ay warbaahinta war u mariyaan waxaanu taa bedelkeeda  ku sheegay in cabasho kasta oo jirta  oo ay shaqaalaha dawladdu ay qabaan in ay u furan tahay Hay’adda shaqaalaha dawladdu iska markaana ay wax ka qabanayso khilaafyada  soo kala dhex gala shaqaalaha dawladda iyo madaxdooda.

Haddaba warkaas oo kooban halkan hoose ka daawo.

 

Xogsoormedia.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here