Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa faah faahin ka bixiyay sababaa xilka lagaga qaaday xoghayihii guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde.
Waxaa kale oo faah faahinta Guddoomiyaha ka dib cod gacan taag ah loo qaaday xil ka qaadista iyo ka saarista hoggaanka Xisbiga iyo guud ahaan xisbigaba in laga saaro Xoghayihii guud Uurcadde.
Kulan ay ka soo xaadireen hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI isla markaana ay fadhiyeen xubnaha gudiga Fulinta ee Xisbigaas,ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay in xoghayaha guud xilka laga qaado isla markaana xubinnimada Xisbiga laga saaro Maxamed Cabdilaahi Uurcadde.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.