Daawo Muuqaal:-Sheekh Aadan Siiro oo Xukuumadda Ku Canaantay Dagaalada Soo Noqnoqonaya Ceel-afweyn

0
475

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamed Xiiray oo ka mid ah culimada waawayn ee Somaliland,ayaa qudbaddii salaadda Jimce ee maanta kaga hadlay colaadda soo noq-noqotay ee deegaanka degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ka soo noq noqotay pp dorraad shaqaaqolaba beelood ku dhex martay ay sababtay dhimasho iyo dhaawac.

Waxaa kaloo uu Sheekhu qudbadii salaadda Jimce  uu kaga hadlay qofka Muslimka ah iyo waajibaadka saaran iyo sida laga doonayo in uu u dhaqmo iyo in Kibirku uu ALLE gaar u yahay oo aanay aadamuhu sheegan karin lana iman karin ciddii isku dayda in ay kibir iyo isla wayni in ay la timaadana in ALLE Naar ku abaal marin doono.

Waxaa kaloo uu Xukuumadda Somaliland ku cannaantay soo noq-noqoshada colaadda degmadaCeel-afweyn

Haddaba halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here